GA Gaafaay UBADKII MAGANTA Waa aasmadoobaad, cirkiina wuu isa soo xirxiray. Saxansaxo udgoon baan sanka la raacayaa, anigoo jecleysanaya in aanay sahal igu dhaafin…