abtirsi
Waxa mardhawayd iga so horbaxay website aan u bogey fikrada uu ku dhisanyahay ayna leeyihiin somali magaciisu waa abtirsi si guud boga…
abtirsi
Waxa mardhawayd iga so horbaxay website aan u bogey fikrada uu ku dhisanyahay ayna leeyihiin somali magaciisu waa abtirsi si guud boga koobad waxa ku jira abtirsiga qabiilada somalida waxase gaar ka ah inad samaysan karto ciwaan kadibna aad galinayso abtirsiga qoyskiina adiga oo ka bilaabaya halka aad rabto awoowga ama kuwii ka sii horeyayba waxad u samaynaysa sida silsilada, tusaale waxad galin awowga kadibna inta uu dhaley iyo kuwaasi waxa ay sii dhaleen marka aad gudbisid qofka website ka bananka ka jooga ama so raadiya haduu awoowga ku dhufto waxa uso bixi ciyaalkiisa oo midwalba link yahay ka aad rabto unbad ku dhufan waxa uu ku sii gayn inta ciyaal ee kaasna dhaley sidaaas ayuuna u sii soconayaa ilaa laga so gaadho halka aad imika ku joogtan.
Website ku waxa uu ku qoranyahay labada lahjadod ee somalida(may iyo maxa) sido kale luuqadaha carabiga,axmariga,oromo iyo english kaba wana website si fudud oo cajiiba loo nashqadeyay halkan ayad ka booqan karta http://www.abtirsi.com
Mohamed Sharif Muktar #isir #abtirsi #mohamedsharifmuktar #qoraal #aqoon #ogaal #mohamedsharifmuktar #mohamedsharif
메타데이터
- post_id
- bef4c475fcf1
- slug
- abtirsi-bef4c475fcf1
- url
- https://medium.com/@mohamedsharifmuktar/abtirsi-bef4c475fcf1
- canonical_url
- https://medium.com/@mohamedsharifmuktar/abtirsi-bef4c475fcf1
- author_url
- https://medium.com/@mohamedsharifmuktar
- status
- ok
- fetched_at
- 2026-07-25 02:22:02