SH Shilke Sh. Shariif Sheeko Sheeko 23 — Suuredalab Gaw gaw…! Albaabka ayaa la soo garaacay, inta ay go’ xarigga saarnaa hagoogatay ayey “waa kuma” iyo saanqaad israacisay. Looma jawaabin…