OS Osman Khalif Salad Ubaxa soo koraaya waa rajo iyo yididiilo soo ifeysa! Siday iila ekeed, amintu waxey aheyd gabal dhac roobeysan afurkuna soo dhow yahay.