SH Shilke Sh. Shariif Sheeko Sheeko 30 — Dayro “Aaah… aa… aa” inta ay iskala bixisay ayay soo fariisatay maryahana isku duwday. Waa maalin kale oo ay dhex jiifto qolkii ciriiriga ahaa…