JA Jamaalgaasey Xasuustii Kuluc Heesta Diiga Diiggaa habeenkiyoo Markuu waagu daalaco Duryama ood ogsoontoo Dayaxaa oo badh kaga maqan Dabuubta ugu yeedhaa