NO Nomadmd Agoon iyo Ehilkiis 4 Ashkiro İyo Wiilkeeda-Gaaciye-waxay la yaabeen meeriska sheekada dareenka xambaarsan ee Sugulle. Waxaad mooddaa; in isagoo is moog, uu si…
NO Nomadmd Agoon iyo Ehilkiis Gaaciye asagoon qaangaarin ayuu dhintay aabihiis. Wuxuu u xasuusta sidii shalay oo kale, markii layiri aabahaa waxaa loo diley aano-qabiil…