HUM AB Abdirahman Sabry Qalbi jabkii iyo nolosha jaceylkii Faylasuuf Friedrich Nietsche(1844–1900) Waxa jirtey gabadh raashiyaan ah oo aad u qurxooneyd, marwo Andreas-salomé. Marwo salome waxay saaxiib aan la kala dhex galin la ahayd…