SH Shilke Sh. Shariif Sheeko Sheeko 29 — Gurrac Waxa uu dhex guuraynayaa hawd jiq ah, Dheerdheere ayaa dhulka fidsan, gayre xun ayaana dhacaya. Ci’da duurjoogta kala duwan ayaa yeeraysa…