CA Cabdillaahi Xassan Cabdillaahi "Baxraawi" Maxaad u Dhaqaaqi Weyday? WAA magaaladda Kigaali, Ruwaandha. Waxay ahayd goor casar ah, deyr baa lagu jiraa. Waxaan labadayaduba fadhinay dabaqa labaad barandahiisa…