SH Shilke Sh. Shariif Sheeko Sheeko 32 — Shabbaha “Ih ih ih Ihihi ih…” meel dheer ayaa laga maqlayaa hiqdeeda, illintii ka hoortay ayaana daankeeda haaro ka jeexday, bustihii ay huwanayd…