OS Osman Khalif Salad Rajo iyo Yididiilo (001) Dadkeyga cajiib waaye — Wixii wanaag ama hormar ahaa xigmad, hees iyo gabay ayay ku koobeen cid ficilka la imanaysana waa dhif iyo naadir.