CA Cabdillaahi Xassan Cabdillaahi "Baxraawi" Culimadeena iyo Halqabsiga Maansadda Waxaan booqanayay xaafad aanu ehel ahayn. Markii ay salaaddii Jimce gaadhay, ayaan waxaan tagay masaajid guriga la jaar ahaa. Khudbadda…
CA Cabdillaahi Xassan Cabdillaahi "Baxraawi" Siyaasiga Kubadda Cagta Daawashadda tartanku baabuurtu iyo mootooyinka iima aha oo kaliya xiise, xaraarad baa ii qabata. Waan tabaa. Waan sugi kari waayaa maalinta…
CA Cabdillaahi Xassan Cabdillaahi "Baxraawi" La Jiifiyaana Bannaan Goobtu diiwaangalintu waabay iska madhnayd, inay buuxdaan filayee. Waa Ilaahay mahaddii. Waxa joogay, oo iga horreeyay, 6 qof. Waa dadkii…
CA Cabdillaahi Xassan Cabdillaahi "Baxraawi" Maxaad u Dhaqaaqi Weyday? WAA magaaladda Kigaali, Ruwaandha. Waxay ahayd goor casar ah, deyr baa lagu jiraa. Waxaan labadayaduba fadhinay dabaqa labaad barandahiisa…